Daawo:Xasan Sheekh oo Qudbad ka jeediyey Shirka Maalgelinta wax soo saarka Beeraha

XASANSHEEKH

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muhiimadda ay beeraha u leeyihiin horumarinta dalka iyo kobcinta dhaqaalaha.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu dhiirri geliyey bulshada in ay maal gashadaan ganacsiga beeraha, isaga oo xusay in horumarinta wax-soosaarka gudaha ay fure u tahay yareynta saboolnimada, kobcinta shaqo-abuurka, iyo isku-filnaanshaha cunno ee dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.