Daawo:Xildhibaan Jeesow oo Ku baaqay in La xiro Madaxwayne Laftagareen

laftagareen

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Kamida Xildhibaanada Dowlada Soomaaliya ayaa Sheegay hadalo ka dhan ah Madaxwaynaha Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Xildhibaan Jeesow ayaa yiri ,”Madaxwayne Xasanoow Laftagareen isagoo Itoobiyaan taageersan ayuu ku yimid yuusan bixin ee Celi, Hubka uu wato aniga Jeesoow ah ayaa ka qaadaya ee ii fasax”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.