Daawo:Jawaabtii Wasiir Fiqi Ka Bixiyey Mooshinkii Laga Keenay

fiqi

Wasiirka arimaha DIbadda SOomalaiya Axmed Mcalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshin ay soo jeediyeen qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka qaar.

Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu ka warhayo in xildhibaanada qaar ay u soo jeediyeen eed la xiriirta wax qabadkiisa, “Waxaan ka mid ahay dadka aaminsan la isla xisaabtamo”, ayuu yiri wasiir Fiqi.

Waxa uu intaa raaciyay in la kulmi doono xildhibaanada ka cowday, loona baahan yahay in la hubiyo dhab ahaanshaha eedda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.