Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Ka hadlay Fashilkii Ku yimid Shirkii Madasha

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed, ayaa la wadaagay fashilkii ku yimid Madasha Golaha Wadatashiga Qaran, wuxuuna soo bandhigay halka uu maraayo shirka Golaha ee maalmahaan ka socda Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.