Daawo:Cabdi Xaashi oo Fashil Kala Kulmay Xilka Ka Qaadista Ra’iisalwasaare ku xigeenka

aqalka sare

Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa is hortaagay in la dhaariyo xubin lagu badali lahaa Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaliya Saalax Ahmed Jaamac.

Dood iyo buuq hareeyay fadhiga aqalka Sarre, guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa go’aansaday in uu dib ula noqdo arintaan madaama xubnaha Aqalka Sare ay ku doodeen in hannaankaan uu jabinayo xeer hoosaadka gollaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.