Wasiir Maareeye oo Muqdisho ka daahfuray mashruuca adkeysiga nolosha reer miyiga

maareeyegedotimes

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa daahfuray munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha JFS, Wasiir dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Wasiir dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha ee dowlad goboleedka Jubaland, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha iyo Waraabka JFS iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, waxaa kale oo qeyb ka ah daahfurkaan Hey’adaha kala ah IFAD, FAO, WFP.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.