Beelo Kasoo Kala Jeeda Galkacyo iyo Cadaado ayaa Dagaal ku dhexmaray Galgaduud

dagaal

Dagaal dhaliyey qasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa socda deegaanada Farjano iyo Laasbuur oo hoostaga Deegaanka Docoley ee Gobolka Galgaduud

Dhimashada hal qof iyo dhaawaca Sadex kale ayaa Kadhashay Dagaal ka socda Deegaanada Laasbuur oo hoostaga Deegaanka Docoley.

Dadka deegaanka ayaa isku haya dhul daaqsimeed iyo deegaameysi waxaana horey deegaankaasi uga taagneyd xiisad dhanka dhulka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.