Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo munaasabadda daahfurka ka hadlay, ayaa tilmaamay in Qorshaha Isbeddelka Qaranka uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo hey’adaha dowladda, horumarinta adeegyada bulshada iyo kobcinta dhaqaalaha.
Leave a Reply