Puntland oo Dowlada Federaalka ku eedeysay inay qalqal amni daro ka wado Puntland

Lugatoor

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa dowlada federaalka ah ee Soomaaliya usoo jeediyey eedayn.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa yiri sidaan “Dowladda Federaalka waxay bilowday inay Puntland degenaasho la’aan ay ku rido iyadoo lacag ku siinaysa siyaasiyiin Puntland kasoo jeeda”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.