Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Qasaaro Gaystay oo ka dhacay Degmada Luuq

luuq

Dagaal Culus oo laysku adeegsadey hubka Noocyadiisa kale duwan ayaa xiligii saalada subaxnimo ka bilowdey degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa labo Maleshiyo Beeled oo horey ugu dagaalamay gudaha degmada Luuq waxayna wararku ay sheegayaan inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaarey labada dhinac.

Dad tiradooda gaarayso 7 qof ayaa ku dhintay dagaalkaas waxaana jira dhaawac intaas ka badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.