Daawo:Ra’iisulwasaare ku xigeenka oo markii ugu horeysay ka qeybgalay kulanka wada jirka ah ee 2 gole

wasiir

Senator Salaax Axmed Jaamac ahna Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS ayaa markii ugu horeysay ka qeybgalay kulanka wada jirka ah ee 2-da gole tan iyo markii lagu Eedeeyay inuusan xaadirin kulamada.

Gudoomiyaha awalka sarre ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa idku dayey inuu xilka Senaternimo ka qaado Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac balse waxaa fashiliyey xildhibaanada aqalka Sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.