Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federaalka, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadatashiyo ka dib maanta dib la isugu soo laabtay, iyada oo diiradda lagu saarayo arrimaha Amniga, Dowlad-dhiska, Doorashooyinka iyo qodobo kale oo muhiim u ah horumarka Dalka.
Shirkaan oo horay u fashilmay ayaa fashil kale ku furmay kadib markii ay ka maqnaadeen maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.
Leave a Reply