Daawo:Aqalka Sare oo Xeer ansixiyey mid kalana Aqrinta Lowaad Mariyey

aqalka sare

Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo uu Shir gudoomiyey Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa maanta Ansixiyay Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada, sidoo kane Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise-sharciyeedyo ay usoo gudbisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.