Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane AXmed Buule Canjeex ayaa maanta gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka gedo, iyadoo ay tahay Booqasadiisii u horeysay ee uu ku tago degmada qadiimiga ah ee baardhheere tan iyo intii uu noqday Barasaabka Gobolka Gedo.
waxaa Magaalada kuso odaweeyey maamulka Degmada baardheere, qeybaha kala duwanm ee bulsada iyo saraakiil ka tirsan AMISOM.
Hoos ka daawo Muuqaalka so odaweynta GudoomiyahaÂ
Leave a Reply