Taliyaha qaybta 43aad iyo Saraakiil uu hogaaminaayo ayaa gaaray Raaskambooni si uu Jubbaland ugala soo wareego tiro kamid ah Ciidanka qaranka oo halkaas ku sugnaa.
Taliyaha ayaa halkaas lagu soo dhaweeyay waxaana lagu soo wareejiyay Ciidankii halkaas kusugnaa, si loosoo saaro diyaaradii gayni lahayd Caasimadda Muqdisho.
Leave a Reply