Xildhibaan Amiin Jeesow oo Ka Tirsan Xildhibaanada Soomaaliya ayaa markuu ka yaabay Dhaqanka Madaxwayne Xasan oo Marna masaajidka gudihisa ka Dhahaya Itoobiya waa cadow marna walaalaan nahay ayaa codsaday in la baaro Caafimaadka Madaxwaynaha Soomaaliya.
Xildhibaan Jeesow ayaa yiri Xasan Sheekh damiin Siyaasadeed in uu yahay ama in uu xanuunsanyahay labadaas waa mid uun ee hala baato caafimaadkiisa.
Leave a Reply