Sheekh Shariif “Baarlamaanka ma shaqeeyo, Wasiiro ma shaqeeyaan, Maxkamado ma shaqeeyaan

shariif

Madaxwayihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka dayriyey Xaalada dalku ku sugan yahay ayaa sheegay inaysan jirin Baarlamaanka shaqeeya Wasiiro shaqeeya, Maxkamadahama ma shaqeeyaan, hal qof keliya ayaa ka shaqeeya dalkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.