
Sanater Cabdi ismaaciil Samater oo kamida Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey heshiiskii Ankara waxuuna yiri “Heshiiska xasan uu Ankara kusoo galay waxba ma kaga duwna kii Abiy uu la galay Muuse Biixi bada Soomaaliyeed halis ayay ku jirtaa “.
Leave a Reply