Xasan Sheekh oo Dadka Dhaliila ku Tilmaay Dad Qaloocan oo Qaab daran

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u tahay helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.

Xasan Sheekh oo Ka Hadlaayey dadka dhaliila siyaasadiisa ayaa yiri “Inta qaloocan ee af xumada iyo qaabdarada ku hadaaqda ee jidadka taagana waxaan leenahay allaha soo toosiyo ayagana”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.