Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay marwo Aamina Axmed Samatar Isu-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XJFS (Gender Coordinator OPM).
Jagadaan waxaa horay iskaga casishay gabadh kale oo ka carootay sida dowladu ula dhaqmayso Maamulka iyo Madaxwaynaha Jubbaland.
Leave a Reply