Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u naxriistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur ayaa dhamaan ehelka, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida marxuumka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa saxiixay buuga tacsida ee Allaha ha u naxriistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.
Guddomiye Aadan Madoobe ayaa horay loogu eedeeyey burburka iyo kala qaybsanaanta soo gaartay golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Leave a Reply