Markii Loo Adkaysan Waayey Shiidka Xasan Sheekh Muqdisho Gashay ayaa Baaburtii Dukaamo loo badalay

xasansheekh

Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Shiid iyo shaqo la’aan baahsan taas oo ay keentay dowlada Xasan Sheekh kadib markii meel kasta oo dhaqaalo laga heli lahaa loo xiray qoyska Madaxwayne Xasan.

Dhacbkii haystay gadiidkanxaragada ayaa kadawaxay u bdaleen xarumo qudaarta iyo dharka lagu iibiyo madaama ay muqdisho ka jirto shiid balaaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.