![Qoorqoorqoor Qoor](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2023/02/FB_IMG_1676454133580.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad duco iyo quraan aqris ah oo loo sameeyay Allaha u raxmadee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.
Madaxweynaha ayaa goobta ka sheegay taariikhda wanaagsaneed ee Ugaaska isagoo Alle uga baryay inuu ku irsaaqo jannooyinkiisa sarsare.
Leave a Reply