Daawo:Wasiir Fartaag oo Madaxwaynihiisi hore ku Tilmaamay Shabaab Dambiile ah

Axmedmadoobe

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay xaalada jubbaland gaarbahaan Axmed Madoobe

Wasiir Gartaag ayaa sheegay Axmed Madoobe waa Eedeysane Dambiile ah dowladduna sidaas ayey u aqoonsatay, Raaskambooni Askartii uu geeyeyna Al Shabaab ayuu dhaxmariyey Gedona wax dhibaato ah kama jiraan ciidamo la geeyeyna Majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.