Daawo:Dr Xabeeb oo deeq gaarsiiyay isbitaalka Banaadir kadib Markii Dowlada Xasan Sheekh Hagratay

isbitaal

Maalmo ka hor bay ahayd markii agaasimaha Isbitaalka Banaadir Dr Fartuun Shariif warbaahinta iyo bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dhibaatada dhaqaale iyo daawo la’aanta haysata hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed kuwaas oo dowlada Soomaaliyeed marar badan loo gudbiyey oo dhagaha ka furaysteen.

Dr Xabeeb ayaa maanta deeq gaarsiiyay isbitaalka Banaadir kadib markii uu ka damqaday xaalada isbitaalka iyo qaylo dhaantii agaasimaha Isbitaalka Banaadir Dr Fartuun Shariif.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.