
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay Shirweynaha Bandhiga Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland ayaa sheegay in Hogaanka Dowladda Federaalka ah ay siyaasadeeyeen Mashaariicda iyo howlaha la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Hogaanka Talada dalka haya aan lagu aamini karin Masuuliyada Maamulka ee howlaha Mashaariicda iyo adeegyada bulshada wixii hada ka danbeeyana Jubaland ay gaar u maamulayso howlaha Mashaariicda iyo Maalgashiga.
Leave a Reply