
Wasiirka Amniga Soomaaliya Sanatar Cabdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa Maanta ka qayb galay munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu taageerayey Doorashada qof iyo cod ee Madaxwayne Xasan Sheeq Shaaciyey.
Wasiir Fartaag oo Taageeeaya qof iyo cod ayaa “Darawalkeygii ayaa malxiis ii ahaa markii Senatornimada la ii dooranayey xitaa isagii baan ka shakiyey doorashada dadban yaa ku laaban kara”
Leave a Reply