
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay sababta Dowlada Soomaaliya uga qayb qaadan wayday dagaalka Puntland kula jirto argagixisada daacish.
Wasiir Fiqi ayaa yiri Siciid Deni wuu diidan yahay in dowladdu ay ka caawiso dagaalka Daacish, caddeyna waan haynaa.
Leave a Reply