Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeelle oo Booqday Furaha Dagaalka Shabaab Iyo Ciifamada Xooga

guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa booqday deegaanka Caddaan-laxeey waxana uu dhiirogelin ugu tagay ciidamada kala duwan ee wacdaraha u dhiggay Khawaarijta.

“Hirshabeelle markale ayay dagaal adag ku jirtaa, Caddaan-laxeey waxaad ka sameyseen halgan gobbanimo ah. Waxaan wadnaa abaabul xooggan oo dagaalka ah.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa tilmaamay in Hirshabeelle ay weli tahay fagaaraha gumaadka argagixisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.