
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya isaga oo ku boggaadiyay Saraakiisha Itoobiya tababarka heerkiisu sareeyo ee ay siinayaan Ciidamadda Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed oo Xarada Tababar uga socda.
Leave a Reply