
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka Diyaraadaha Muqdisho
Soo dhaweynta Rooble ayaa waxaa ka wayb qaatay Xildhibaano kala Duwan iyo Wasiiro waxuuna ku baaqey in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
Leave a Reply