Daawo:Wasiirka Gaashandhiga oo Sheegay Inay Itoobiya Duqaymo Ka Fulisay Gudaha Soomaaliya

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la weydiiyey Cida ka mas’uulka ah duqeymaha guud ee dalka ka dhaca oo tii ugu dambeysay Ethiopia ay fulisay ayaa sheegay inay la socdaan duqaymaha Itoobiya ka fulisay dalka Gudihiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.