
Faransiiska iyo Jarmalka oo si wadajir ah u xusaya dagaalkii koowaad ee adduunka
Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa maanta kala qeybgaleysa madaxweyne Francois Hollande, xuska boqol guurada Verdun oo ka mid ah goobihii lagu dagaallamay tii ugu dheereyd […]