Daawo:Shirkii Ayaaha Maamulka koofur Galbeed oo Muqdisho Kadhacay ayaa loogu Baaqay Madaxwayne Shariif inuu is casilo
Waxaa Magaalad Muqdisho ka dhacay Shirkii loogu tashanaayay aayaha Koonfur Galbeed Somalia waxaana kasoo qayb galay Baarlamanka labada gole ee Dowlada Federalka ah ee Soomaliya […]