Shirkii Kismaayo oo maanta lagu wado in War-murtiyeed laga soo saaro
Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee Xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday Xalay oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka […]
Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee Xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday Xalay oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka […]
Afhayeenka wasaarada Amniga ee xukuumada Somalia Axmed maxamuud sayid carab oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ay aruuriyen hubkii sida sharci darada […]
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saakay Aroortii hore weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Saldhig ku leh deegaan u dhaw degmda Balcad ee gobalka […]
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale oo ka hadlaayey dib udhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in biliihi lasoo dhaafay ay […]
Madaxweynayaasha Maamulada Soomaaliya ayaa galabta galinkii danbe waxa ay booqdeen degaanka Goob-Weyn oo dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo islamarkaana ah goobta uu webiga Jubba biyaha kaga […]
Ganacsade Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in Koox uu soo diray Madaxwaynihii hire ee Galmududg Xaaf ay Afduubteen Jirdilna Kusameeyeen.
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay “asiga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka ay ka hareen tartanka doorashada ee dhammaadkan bishan”. Wuxuu sheegay in dalabaadkooda […]
Gobolka Gedo oo kamid ah gobalada ugu waaweyn dalkeena Somaliya ayaa la daalaa dhacaya xaalado adag oo dhan waliba ah kuwaa oo dadka shacabka ah […]
Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay Talaabo adag ka qaadi doonaan Wariyayaasha iyo Siyaasiyiinta ku sugan Baydhabo haddii ay baahiyaan […]
Warqad ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in warbaahinta madaxa banaan aysan tabin karin wararka liddiga ku ah jiritaanka Maamulka […]
Qarammada Midoobay ayaa afar markab ka mamnuucday in ay ku xirtaan dekedaha caalamka, ka dib markii lagu helay in ay jabiyeen cunaqabatayntii caalamiga ahayd ee […]
Shirka Madaxda maamul goboleedyada oo maalinkii Saddexaad ka socda magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo, war-murtiyeedna laga soo saaro. Shirka […]
Kulanka furitaankiisa waxaa marti ku ahaa Madaxweyne Sahraawi, Gudgoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Chad, Wefdi ka socda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka South Afrika iyo […]
Warar lagu kalsoon yahay oo uu helay gedo times ayaa sheegaya in Madaxda Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Labadii Maalin Ee […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes