M/weyne Xasan Shiikh “Awooda Al-Shabab waa ay soo xoogaysanaysaa”
Sida lagu qoray wargeyska The Washington Post ee Maraykanka M/weynaha Soomaaliya Xasan Sh, Max’ud ayaa Al- Shabab ay isa soo auursanayaan oo ay soo awoodaysanayaan […]
Sida lagu qoray wargeyska The Washington Post ee Maraykanka M/weynaha Soomaaliya Xasan Sh, Max’ud ayaa Al- Shabab ay isa soo auursanayaan oo ay soo awoodaysanayaan […]
Qaraxaan oo ahaa Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la dhigay Iridka hore ee Maqaayada Al-hindi ee Degmada Xamar-weyne ayaa waxaa ku dhintay 5 […]
Laamaha Amaanka Maamulka Jubalnd ayaa kulan Deg Deg ah Waxa Ay Ku yesheen Magaalada Kismaayo Kulanka Ayaa Wax loga Hadlay Xalada Amni ee Magalada Kismaayo […]
ku dhowaad ilaa 100 ardey oo degan degmada Ceelwaaq ee G/Gedo ayaa sanadahii u dambeeyey waxay waxbarasho u aadayeen dugsiyo waxbarasho oo ku yaala magaalada […]
Qaraxaan oo ahaa Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la dhigay Iridka hore ee Maqaayada Al-hindi ee Degmada Xamar-weyne ayaa waxaa ku dhintay 5 […]
Gudiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Caabudwaaq ayaa Jaaliyada kasoo jeeda deegaanka iyo Cidkasta oo ka qayb qaadan karta ka Codsadeyin ay ka qayb qaataan dhismaha […]
Shir ballaaran oo ay jaaliyadda shalay ku qabatey magaalada Helsinki, ayaa lagu doortay maamul cusub. Maamulkii hore oo uu gudoomiye ka ahaa Amb. Cabdiwali Qasin […]
Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa waxay aroornimadii hore ee Axadii shalay weerar ka gaysteen Deegaanka Diif, oo deegaan ahaan ka tirsan Degmada Wajeer Ee Gobolka […]
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasoo horay loogu […]
Wafti balaaran oo iskugu Jira wasiir kuxigeen,baarlamaan, madaxda Degmada Doolow iyo B/xaawo ayaa gaarrey deeganka Shaatilow iyo Geedwayne. waftigaan waxaa hogaaminaayey wasiir kuxigeenka arimaha gudaha […]
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo ay soo gaarsiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland qalabkaan oo dhan hal konteener […]
Degmada Saaxo ee gobolka Mudug waxaa shacabka degmadaasi ay wadaan isku tashiyo kaladuwan oo ay ku hormarinayaan degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmada Saaxo Mowliid Daahir […]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha […]
Roobab lagu diirsaday dadkune ay ku qabowsadeen ayaa tan iyo xalay ka da’ayay Bartamaha iyo Waqooyiga Gobolka Gedo, kuwaas oo ay dadka deegaanadaasi ku nool […]
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo Wasiirka difaaca Dowlada Soomaaliya ayaa ku kala qaybsamay Aragti la xiriirto Shaqsiga ku haboon inuu noqdo Taliyaha Ciidamada Xooga dalka ee […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes