Madaxweyne Xasan : Waan u Hambalyeynayaa Walalkeey Ismaacil Cumar Geele oo Ku guuleystay Doorashadii Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada […]