Degdeg: Alshabaab oo Shuruudo adag kusii daayay Shaqaalihii hay’adda Bisha Cas ee ay dhawaan Gacanta ku dhigeen.
Kooxda Al-Shabaab ayaa sii daayay galabta afar ka mid ah shaqaalaha hey’adda bisha Cas kuwaasoo 14-kii bishan ay ka afduubteen degmada Baardheere ee gobalka Gedo. […]