Xog: Xagee Ku Danbeysay Degmanimadii Ceel Cade Hadii Burdhubo Degmo Heshay
Dad Badan Ayaa Wax ay Is Weydinayaan Muran Ka Tagna Degamanimada Ceel Cade oo Ka Tirsan G, Gedo Halkii Ay Ku Danbeysay Ka Dib Heshiskii […]
Dad Badan Ayaa Wax ay Is Weydinayaan Muran Ka Tagna Degamanimada Ceel Cade oo Ka Tirsan G, Gedo Halkii Ay Ku Danbeysay Ka Dib Heshiskii […]
Waxaa Goor dhow La Shaciyya In si Rasmi Dib u Dhac uu Ku Yimid Xafaladii Lagu Shaacin Rabay Heshiskii Ay Wada galeen Besha Sade iyo […]
20=3=16 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso:
Faah-faahin hor dhac ah ayaa ka soo baxaya Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ka soconaya Tuulada Takarleey oo hoostagta Degaanka Garacad ee […]
Afhayeen u hadlay ciidamada Kenya oo la yiraahdo David Obonyo ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay meel u dhaw degmada Afmadow ee koofurta Soomaaliya in […]
Dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee Dalka soo marey 2004 ilaa 2012 wakhtiga Kala guurka ama dhamaadka Xukunka xiligan oo kale waxaa loo fekeri jirey ama sidii […]
Iyadoo 25-kii Bishii hore ee Febaury Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay Xukuntay Eedeeysaneyaal loo haystay Dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka […]
Galinka Dambe ee maanta ayaa qorshuhu yahay in kulanka lagu shaacinaayo Natiijada Heshiiskii dhawaan Kismaayo ka dhacay uu ka dhaco Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo. […]
Hogaamiyaha Jubaland Axmed Maxamed islaam Madoobe ayaa saaka u ambabaxay Deegaanka DHoobleey ee Gobolka Jubada Hoose halkaas o ouu kaga qeybgalaayo kulan looga hadlaayo Amniga. […]
Xubnaha golaha wasiirada dolwada Federalka Soomaaliya ayaa isugu yimid kulankoodii todobaad laha ahaa, kaas oo looga hadlay laba qodob oo kala ahaa gurmad loo fidiyo […]
Xilli wali ay faanoole fari kama qodno tahay fursad siintii ay bixisay shabakadda Wararka ee Gedo Times,ayaa qaar kamid ah Jaaliyadaha ree jubaland ee qurbaha […]
Iyadoo Shabakadda Wararka ee Gedo Times ay mar walba u heelan tahay u adeegidda Bulshada akhritayaasheeda kamid ka ah, ayaan dhawaan daabacnay qormo aan dhageystayaasha […]
madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland C/wali gaas ayaa magalada Addis Ababa kula kulmay saraakiisha amaanka Etoobiya iyakoo kawda hadlaayey sidii ay iskaga kaashan lahaayeen ladaagalanka Al-Shabaab […]
Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Puntland ayaa sheegayaa in dagaalkii wali socda lagana dilay 8 Al-Shabaab labana laga qabtey dhulka lagu gadaalamanayo ayaa ah dhul […]
Qabanqaabada Munaasabadda lagu shaacin doono Heshiiskii Dhawaan kismaayo ku dhexmaray Axmed Madoobe iyo Beesha Sade ayaa ka soconeysa Magaalada Kismaayo. Mamaulka Jubaland ayaa ku guda […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes