Dawlada Giriiga oo bilowday inay iska celiso qaxooti fara badan oo dalkeeda ku sugan
Doonyihii ugu horeeyay ee sida dad badan oo qaxooti oo laga soo celshay dalka Gariiga ayaa tagay xeebaha wadanka Turkiga waxaana qeyb ay ka tahay […]
Doonyihii ugu horeeyay ee sida dad badan oo qaxooti oo laga soo celshay dalka Gariiga ayaa tagay xeebaha wadanka Turkiga waxaana qeyb ay ka tahay […]
Iyadoo Saaka Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Shabaab kala Wareegeen Degaanka Janaale oo dhaca Koofura Soomaaliya kana tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa […]
Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa Gaari Nuuca Raaxada ah oo laga oo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,kaas oo la soo dhigay Maqaaxida Blu SKY oo […]
Madaxweynihii hore ee Puntaland Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in uusan taageer saneyn in Puntland qaadato nidaamka 4.5, isaguna uu taagan yahay go’aankiisii hore. C/raxmaan faroole […]
Ciwaanka Qormadan oo ah Umalkii Dawaco loo qabay Weer Daba xumoow lagu fur!,waxaa uu ahaa Sheeko Carruureed, Ubadka lagu madadaaliyo ka horta inta aysan seexan […]
Maamulka degmada doolow ayaa gurmad biyo dhaamis ah usameeyey tuulooyinka udhaow doolow waxaana jirta abaar ku habsatey dadkii iyo deegaanka.maamulka Degmada Doolow iyo waxgaradka aya […]
iyadoo jirtey abaar ku timid soomaliya baa hadana waxaa uGu darmadey biyii wabiyada oo guray taasoo keentay inay sii xumaato xaaladii abaareed ee dadka iyo […]
Degmada baardheer ee Gobolka Gedo waxaa 24kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay laba fal dil togasho ah, oo loo geystay laba nin oo […]
Maamul goboleedka Puntaland ayaa aqbalay Nidaamka 4.5 qodobadii lagu heshiiyey hoos kadaawo
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Baardheere ee Gobalka Gado goordhow lagu dilay sarkaal horrey uga tirsanaa dowladda Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa […]
Qaar kamid ah dadka deegaanka dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay ku wadaan barakicin iyagoo qaab qabiil u soo abaabulaya […]
Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Degmada Baledxaawo ayaa maanta is rasaaseyn wax ay ku dhexmartay gudaha Degmadaasi Baledxaawo. Ciidamadani ayaa is rasaaseeyey kadib markii uu […]
Jamciyadda Salaam ee ka hawl gasha meelo badan oo caalamka ah ayaa Deeq lacageed oo Gaareysa 100,000 oo lacagta kenya ah una dhiganta $ 1,000 […]
Waftigii Ka socday beesha caalamka madaxtooyada Garowe waxay kula kulmeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdiarshiid, salaan kadib, waxaa uu Cumar Cabdirashiid uga mahad celiyey booqashooda. Ergayga […]
Maanta Magaalaada Muqdisho Waxaa Lag Amnbo bixiyay Gudiga Abaaraah Gurmadka OO Garayo Degaaano Ka tirsan Somalind Waxaa Garoonka Ka Sii Sagootiyaya Reysal Wasaare Kuu xigeenka […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes