Dhageyso:Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug iyo Koox Burcad ah oo ku dagaalamay Godin-labe
Wararka ka imaanaya Degaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Galabta ay halkaa ku dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug iyo Koox Isbaaro dhigtay Degaankaasi […]