Wasiirka Amniga: Qaraxyadii Xalay wali ma arag mana maqal kuwo ka culus o Muqdisho ka dhacay wali.
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa kii ugu xooganaa ee ka dhaca magaalada, kaasoo […]