
XOG: Shixnad Militiri oo uu siday Markab kuna Socotay Itoobiyaanka Kismaayo ku sugan oo Halkaasi gaartay.
Shixnad Militiri ayaa shalay gaartay magaalada Kismaayo,taasi oo halkaasi ku gaartay dhinaca Badda,iyadoo shixnadaasi hubka ahne ay u socotay Ciidamada itoobiya ee Qeybta ka ah […]