
“Warbixin”Axmed Madoobe oo Bilaabay Fashilka Shirka Kismaayo.
Iyado Wali uu San Furmin Shirka Wada Hadalka Besha sade iyo Axmed Ayaa Markiibo Hogaamiyaha Maamulka Jublnad Wax uu Bilaabay Fashilka Shirka Kismaayo ka Furmayo […]
Iyado Wali uu San Furmin Shirka Wada Hadalka Besha sade iyo Axmed Ayaa Markiibo Hogaamiyaha Maamulka Jublnad Wax uu Bilaabay Fashilka Shirka Kismaayo ka Furmayo […]
Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho Isbitaal ku yaalla ku Geeriyooday Maanta Gaashaanle Sare Abwaan Cismaaciil Dhimbil Dalabey oo soo noqday Taliyihii hore ee Kooxda […]
Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu Qarax lagu Qaarajin rabay ka badbaaday Taliyaha Saldhiga Degmada Baardheere Maxamed Axmed Xasan. Goobjoogeyaal […]
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan Degaanka Miirtaqwo ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa la […]
Iyadoo Dowladda Soomaaliya iyo Mareykankuba ay shaaciyeen in Weerar Qorsheysan lagu qaaday Degaanka Aw-dheegle oo ay Maamulaan xarakada Al-shabaab ayaa waxaa soo baxaya Warar kala […]
Qormadii hore waxaan kaga hadalay guurka loo yaqaano Qudbosirada waxa aan maantna ka hadli doonaa guurka ay sameeyaan inta badan raga Qurbaha ka yimaado. Guurka […]
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ay soo galeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi kuwaasi oo degay fariisimaha […]
War hadda naga soo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Afaafka hore ee Saldhigga Degmadaasi uu ka dhacay qarax nooca miinada dhulka […]
Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo shalay ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hab sharci ah aan loo marin magacaabid Safiiro […]
Ciidamada Kumandoska xooga dalka ee sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab ayaa ka qeyb qaatay weerarkii habeen hore ka dhacay degmada Aw-dheegle […]
Iyadoo malmihii dambe ay muqdisho ka taagneyd ahdal haynta dhinaca amaanka ayaa Gedo Times waxa ay xog ku heshay in Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha ay […]
Sidda lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo gaadiidka Jubbaland oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Shakabadda Jubbaland Media […]
Xilli maalimihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo ay beesha Sade ku laheyd kulamo isdaba joog ah ayaa hadda waxaa shirarkaasi la isku raacay warmurtiyeed kakooban ilaa […]
Wafi balaaran oo ka kooban xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa Maanta galinki Dambe gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Wafdiga waxaa Hogaaminaya Xildhibaan Maxamuud Cali […]
Allaha unaxariistii Marxuun cabdulaahi Axmed Qayr ayaa dil loohu gaystey wadanka south africa isagoo rugtiisa ganacsiga jooga.ninka dilay ayaa udhashey South Africa isagoo marxuunka laba […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes