
TOP News: Rai’sal Wasaaraha, Wasiirka Amnia iyo Taliyaha Nabad Sugidda oo Maanta Markale Baarlamaanka Hortagaya.
Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta markale su’aalo weydiin doona raisal Wasaaraha Dalka, wasiir Amniga iyo Taliyaha Nabad sugidda kuwaas oo shalay baarlamaanka hortagay. Xildhibaano gaaraya ilaa […]