
Dhageyso:Faah Fahin ,Madaafic Caawa laga Maqalayo Qeybo Ka mid Suqa Xolaha
Warar uu Ka Helayo Gedo Times Xaafada Suqa Xolah Aya Wax Ay Shegayaan Ka Dib Markii Farisin Ciidamada Dowlada Ay Kula hayen Xerada Maslaxa Ay […]
Warar uu Ka Helayo Gedo Times Xaafada Suqa Xolah Aya Wax Ay Shegayaan Ka Dib Markii Farisin Ciidamada Dowlada Ay Kula hayen Xerada Maslaxa Ay […]
Magaalada Muqdisho Maanta Waxaa Aas Qaran Looga Sameeyey Askartii Xalay Ku Geeriyootay Weerarkii Alshabab ay Ku qaadeen Nawaaxiga Hotel S.Y.l ee Muqdisho. Askartu waxay isku […]
Ilo Xog Ogaal ayaa sheegaya in Dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Tagi Doono Magaalada Stockholm ee Dalka Swedan uu Tagi Doono Wafdi uu Hogaaminayo […]
Wararka aan Ka heleyno Xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan uu Ka soconayo Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdusho Goobjoogayaal ayaa sheegaya in […]
Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa caawa MillenniumHotels London Sabtida […]
Waxaa soo badanayaa ilmaha laga qafaalanayo Somaliland kadibna xubnaha mihiimka ah lagala baxayo sida Beerka,kalyaha iwm tani waxay walwal kuhaysaa shacabka magaalooyinka Hargeysa,Berbera,burco iyo kuwa […]
Halkaan Ka Dawo Sawirada Gobtii Xalay Werarka Ka Dhacay iyo Qaar Ka mid ah Goobaha Cafimaadka Dadkii La Geyay.
Tiro dhaawacyo ah oo wax ku noqday weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ayaa la gaarsiiyay Isbitaalada Caafimaadka. Madaxa Caafimaad Isbitaalka Madiina Drs Duniyo […]
Xildhibaan Max’ed Macallin Jiis oo ka mid ahaa Baarlamaankii KMG kana mid ahaa dadkii ku sugnaa Hoteel Muna xilliga weerarkii xalay uu dhacayay ayaa sheegay […]
Askartii Xalay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aas qaran loogu sameeyay Magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo […]
Xildhibaan Maxa’ed Cumar, oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Safar Wafdi ka socda Dowladda uu Maanta ku gaarey Magaalada Beledweyne, ee xarunta Gobolka […]
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen Al Qaadi . ayaa sheegay in kulan ammaanka looga hadlayo Magaalada Baardheere ay ku wada qaateen […]
Dowladda Kenya, ayaa waxa ay lacag dul dhigtay Madaxyada rag ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo Kenya ay sheegtay inay ka dambeeyeen weeraro ka […]
Wararka aan Saaka ka helayno Xarunta Maamulka Jubba ayaa sheegaya in Wajigii ugu horeeyey ee Shirka Wadatashiga iyo dinb u heshiisiinta Beesha Sade uu ku […]
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa kii ugu xooganaa ee ka dhaca magaalada, kaasoo […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes