Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo noqonaya Guddoomiye Ku Xigeenka […]