
XOG: Wasiir ku Xigeen ka tirsan Wasaaradaha Dowladda oo lag helay Fadeexad ah iibsasho Fiisooyin badan.
Wasiir ku xigeenka wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada dowlada Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigay fadeexad ka dhex taagan wasaaradaasi, kadib markii la iibsaday Viisooyin loo qorsheeyay […]