
War Deg Deg ah: Madaxweyne Xasan oo Ku Wajahan Baladweyne
Garoonka Diyaardaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta G. Hiraan Ayaa Wax ku Sugan Boqalal Shacab oo Ka Qeyb Qadanayo Soo Dhaweynta Loo Su Binayo Madxaweynaha Somaliya […]
Garoonka Diyaardaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta G. Hiraan Ayaa Wax ku Sugan Boqalal Shacab oo Ka Qeyb Qadanayo Soo Dhaweynta Loo Su Binayo Madxaweynaha Somaliya […]
Wararka Naga So Garay Duledka Magaalada Barawe ayaa Shegayo in Halkasi ay ku Dagalameen Ciidamada Dowalada iyo AL- Shabab. Dagaalka ayaa Yimid Ka dib Markii […]
Xaalaad Magaalaad Kismaayo Waa Ay Degan tahay Ka Dib Markii La Fashilayay Werarkii Fashimay ee Wasiirka Arimaha Bulshada Lagu Qarajin Rabay. Ilaaa 5 Qof Ayaa […]
IDaacadii Markableey ee sanado badan ka ahwl galeysay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa dhawaan laguw adaa in ay dib u hawgasho, iyadoo gudaha degmadaasi […]
Xubno masuuliyiin ah oo hurdhac u ah ka qeybgalka shirka dib u heshiisinta beelaha jubaland ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada kismaayo. xubnahani […]
Xilli shalay uu magaalada Kismaayo dib ugu laabtay hogaamiyaha Maamulka Jubba axmed madoobe ayaa, waxaa halkaasi maanta ku wajahan Xubno ka socda Beesha caalamka oo […]
Baaq ay soo jeediyeen golaha abwaaninta somaliyeed ayey kaga hadleen abaaraha ka jirta Somaliya.Abwaan Sangub ayaa sheegey in dhulkii abaaro ku habsadeen loona baahan yahay […]
Taliyaha ciidanka Booliska SoomaliyeedGeneral Maxamed Shiiq Xasan Xaamud iyo sarakiil kamid ciidamada booliska ayaa soo gaarey gobolka hiiraan gaar ahaan Baladwayne. garoonka diyaradaha Baladwayne waxaa […]
Wafdi uu hogaaminayo Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya, Cali Baashi ayaa maanta gaaray Degaanka Biyo-Cadde ee Duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe. Abaanduule Cali […]
Warar Goor dhow Naga Soo Garay Dalka Ugandha Casimadisa Ayaa Shegay in Qarax Qasaaaro Geysaty uu Ka dhacay Garoonka Kubad Cagta Lagu Dhelo , Qarax […]
Muwaadinkan Kenyaan-ka ah oo lagu magacaabo James Gajumbo ayaa maanta Kooxo burcad Badeed ah waxaa ka soo furtay Ciidamada amaanka ee Maamulka Galmudug. Howlgalkan lagu […]
Waxaa lagu wadaa Magaalada kismaayo inuu gaaro wasiirka Gashaandhiag Somaliya C/qaadir sh. Cali diini iyo Col: Bare Adan Shire “ Hiraale” Wararka Ayaa shegayo Inay […]
Wararka Caawa Naga So Garayo Magaalada Kismaayo Wax ay shegayaan in Dil uu Ka Bad Baday Wasiirka Arimaha Bulshada Maamulka Jubland Macalin Maxamud Qarax ayaa […]
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyagoona ka soo laabtay […]
Ciidamada kenya ayaa iskaga baxaday Garoonka Diyaradaha ee kismaayo siday ay sheegayan shacabka jooga Kismaayo.amaanka garoonka diyaradaha Kismaayo waxaa la wareegay ciidmada xabashida cidamadii kabaxay […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes