
Dhageyso: Gaas: Ma anan Heshin Besha Caalamka.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa ka warbixiyay kulamadii ay la yeesheen xubnaha ka socday Beesha Caalamka isagoo tibaaxaay in ay hor dhigeen […]
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa ka warbixiyay kulamadii ay la yeesheen xubnaha ka socday Beesha Caalamka isagoo tibaaxaay in ay hor dhigeen […]
Siyasiiyiin iyo Waxgarad ka soo jeeda Jubaland oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw lagu wadaa in ay shir saxaafadeed kasoo saaraan […]
iyadoo uu qorshuhu ahaa in siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Jubaland ay shir dib u heshiisiineed kaga qeybgalaan magaalada Kismaayo, ayaa waxaa muuqaneysa in shirkaasi […]
Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa shir guddoonka baarlamaanka u gudbiyey mooshin ay kaga cabanayaan in la baadho xildhibaannada. Arrintan ayaa […]
Xildhibaan Barre Yusuf kamid ah xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliyeed ayaa kahadlay amaanka Puntland ayaa sheegay inuusan arag inaan wax xabad dhacaysa wuxuu kaloo sheegay maamul […]
Munaasabad lagu maamusayaa 51 sanadguuradii kasoo wareegtay markii la aas aasey ciidanka bada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtey Muqdishu waxaana xafladaa ka qayb galagey Raysawasaare […]
Waxaa Maanta mar kale Garoowe dib uga bilaabanaya kulmada looga hadlayo arrimaha 4.5 kuwaas oo Beesha caalamka ay doonayso inay puntland ku qanciso in Puntland […]
Afhayeen u hadlay sirkadda Turkish Air ayaa warbaahinta ka qanciyay tuhunka la xiriira sababaha ay uga baaqsadeen duulimaadyadii ay ku imaan jiireen magaalada Muqdisho iyo […]
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si fool xun loogu bahdilay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xilli ay ka dhoofayeen maalintii shalay. Xildhibaanadan oo […]
Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa si adag u naqdisay qorshaha cusub ee Madaxweynaha Somaliya uu ku doonaayo in lagu […]
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ku wajahan SIyaasiinyta kala ah Maxamuud Sayid aadan iyo sheekh maxamed Awlibaax, kuwaa so kismaayo u tagaya ka qeybgalka shir halkaasi […]
Shirkii muda loo balansaa ee ay kuwada hadlayeen beelaha jubbaland gaar ahaan Beesha dagta gobolka Gedo ayaa waxuu ka furmayaa magaalo xeebeedka Kismaayo maalinta arbacada […]
Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kula balaaran ay isugu yimaadeen lagu tageerayey Madaxwaynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geele lagu qabtey magaalo madaxda dalka jabuuti ee […]
Heshiis ay wadagaareen Kenya iyo Somalia ayaa waxaa lagu heshiisey in bangiyada Kenya ay ka furtaan Local Branch Somalia. heshiiskaan waxuu meesha ka saarayaa walwalkii […]
Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane AXmed Buule Canjeex ayaa maanta gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka gedo, iyadoo ay tahay Booqasadiisii u horeysay ee uu ku tago […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes